War deg deg ah:- Shabaab oo Kenya kala wareegay Saldhig Muhiim ah

War lagu Qoray Warbaahinta Taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Dagaal Culus oo Saakay ka biloowday degaanka Kulbiyoow oo Fariisin ay ku lahaayeen Ciidamada...

Dhageyso:Farxaan Xidig & Ergadii u codeyn laheyd oo qori caaradiisa looga eryay Goobta Doorashada.

Muqdisho(warfidin.com):Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ka dhacay Doorashada Aqalka Hooseee beelaha Waqooyi Gobolada ee Soomaaliya. Xubnaha Doorashada ku loolamaayay ayaa waxaa kamid ahaa...

Dowladda Kenya oo Dhameystirtay 3-KM Derbiga Kenya ay ka dhistay Xadka

Dowladda Kenya ayaa Dhameeeystirtay Qeybtii Koowaad ee Darbiga ay ka dhiseeyso Xuduudda ay la Wadaagto Soomaaliya, 3-dii KM ee u horreeysay  ayaa hadda La...

Deg Deg: Donald Trump oo wax badan ku horeeya Natiijada Codbixinta Mareykanka

Waxaa soo baxday Natiijo Hor dhac ah oo ku aadan Doorashada Madaxweyne ee Wadanka Mareykanka. Donald Trump ayaa wax badan ku horeeya Natiijada Codbixinta Mareykanka,waxaana...

(Dhageyso)Culimada Gobalka Mudug Oo Ka Shiray Colaada Gaalkacyo

Culumada Ahlu Suna Waljameeca ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku dhawaaqay in ay sameynayaan dhexdhexaadin ku saabsan xaaladda magaalada kataagan, ayna doonayaan in ay labada...

(Sawiro)Haweney ku Afduubnayd Mudug Oo Laga Soo furtay kooxdii Haysatay

Dowlada Galmudug ayaa maanta soo bandhigtay haweeney ay afduub u heysteen koox burcad badeed ah oo xalay saqdii dhexe ay howlgal qorsheysan ku soo...

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Galmudug oo beeniyay in Xilka laga qaaday

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Galmudug Axmed Dubad Cali oo la hadlay  Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho  ayaa Beeniyay Wararkii sheegayay in Madaxweynaha Galmudug C/kariin...

Nabaddoon Muxumad Tarabi Shiikhow oo Goor dhaw lagu dilay Muqdisho

Dableey Bastoolado wadata ayaa Goor Dhaw Degmada Yaaqshiid Ee Magaalada Muqdisho ku Dishay Nabaddoon Muxumad Tarabi Shiikhow oo ah Waayeel 80-Sano jir ah. Dilka Dableeydii...

(Dhageyso)Maxay Galmudug Ka Tiri Dagaalkii Maanta Xagese maraya Xaalka Gaalkacyo

Waxaa Maanta Galbeedka Magaalada Gaalkacyo Dagaal culus ku dhexmaray Ciidamada Galmudug Iyo Puntland kuwaa oo mudo labo isbuuc ku dhow isku hor fadhiyay Halkaa...

Jubbaland oo soo dooratay 8-Xubnood ee Aqalka Sare”Akhriso”

Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta u Codeeyay Xubnihii Aqalka Sare ee Degaanada Jubbaland ka soo galaya Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana Munaasabadda ka soo qeyb...