Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Doorashada oo Iscasilay

Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland Ee Arrimaha Doorashooyinka C/llaahi Xaaji Cumar Jawaan ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka sheegay inuu Iska Casilay Xilkii uu ku Magacownaa oo ahaa...

Farmaajo oo ka dhawaajiyey go’aanka ugu dambeeya ee ku aadan joogitaanka AMISOM

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qeybgalay dabaal dagga sanad guuradii 57­aad ee ciidamada Xoogga Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aanka kama dambeysta...

Wasiir ka tirsan DF oo Amisom maanta ay ku bahdileen garoonka Aadan Cadde

Ciidamada AMISOM ee ilaalada ka ah garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Adde International Aiport ayaa tallaabo sumcad darro ah ku sameeyey wasiirka Gargaarka...

Farmaajo oo dejiyey naqshad cusub oo kula dagaalami doono Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qeybgalay sanad guuradii 57­aad ee kasoo wareegtay dhisitaanka ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee lagu qabtay Magaalada...

Wada-hadalo Muqdisho uga Furmaya Galmudug iyo Ahlusunna

Maanta oo Arbaco ah waxaa Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna Magaalada Muqdisho lagu wadaa inuu uga Furmo Wada-hadalo lagu Xalinayo Khilaafka u dhexeeya,waxaana Wada-hadalada garwadeen...

Dhageyso:-Munaasabad lagu Xusayo Aas-aaska Ciidamada Xoogga oo Muqdisho ka socota

Maanta oo ah 12-ka April waxaa ay ku beegan tahay markii la Aas-aasay Ciidamada Milatariga Soomaaliya,waxaana Munaasabad loogu dabaaldagayo Aas-aaskooda ay ka socotaa Magaalada...

QM”Al-shabaab 50% ayey Kor dhiyeen Weerarada Muqdisho”

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa looga hadlay Weeraradii ugu dambeeyay Ee ka dhaca Magaalada Muqdisho oo ay geysteen Al-shabaab. Warka ka...

Sawirro: R/w Kheyre oo socod kadis ah ku tagay Xarunta Wasaarada ugu mihiimsan Xukuumada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale...

Caro ka dhalatay rakaab xoog looga dajiyay diyaarad

Waxaa soo baxay muuqaal muujinaya nin si xoog ah looga soo dejinayo diyaarad ay leedahay shirkadda United airline . Waxaana ka dhashay caro ballaaran...

Muhaajiriinta Afrikaanka ah waxaa lagu ‘iibiyaa suuqyada addoonsiga’

Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa sheegaya in muhaajiriin Afrikaan ah lagu kala iibsanayo wax lagu tilmaamay suuqyada addoonsiga oo casri ah. Hay'adda socdaalka caalamiga...