Wada-hadalo Muqdisho uga Furmaya Galmudug iyo Ahlusunna

Maanta oo Arbaco ah waxaa Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna Magaalada Muqdisho lagu wadaa inuu uga Furmo Wada-hadalo lagu Xalinayo Khilaafka u dhexeeya,waxaana Wada-hadalada garwadeen...

Dhageyso:-Munaasabad lagu Xusayo Aas-aaska Ciidamada Xoogga oo Muqdisho ka socota

Maanta oo ah 12-ka April waxaa ay ku beegan tahay markii la Aas-aasay Ciidamada Milatariga Soomaaliya,waxaana Munaasabad loogu dabaaldagayo Aas-aaskooda ay ka socotaa Magaalada...

QM”Al-shabaab 50% ayey Kor dhiyeen Weerarada Muqdisho”

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa looga hadlay Weeraradii ugu dambeeyay Ee ka dhaca Magaalada Muqdisho oo ay geysteen Al-shabaab. Warka ka...

Maxaa ka dhallan kara awoodda cusub ee uu R/W Kheyre siiyey wasiirada?

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Eng. Yariisow ayaa shalay shaqo joojin ku sameeyey agaasimihii guud ee wasaaaradaas Bahlaawi oo ahaa agaasimihii ugu waqtiga dheeraa ee...

War Deg Deg ah:- Ciidamada Itoobiya oo Maanta ka baxay Degmada Ceelbuur Ee Gobolka...

Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanka ahaa ee halkaas ku sugnaa ay Maanta isaga baxeen Degmadaasi. Ciidamada...

Dhageyso:- Hay’adda IOM oo DF ku Wareejisay Gaadiid Casri ah

Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Maanta waxaa gaaray Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jimcaale...

Dhageyso:- Abaarta ka jirta Soomaaliya oo Sababtay in Ariga lagu Quudiyo Bahalo la qalay

Xaalad tii ugu xumeyd ayaa ka taagan Degaano badan oo ka mida Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya,waxaana la sheegay in Xoolihii ay waayeen wax...

Madaxtooyada oo yeelaneysa Wariye gaar ah oo aan ka howl gelin Warbaahinta dowladda

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa markii u horeysay yeelan doonta Wariye gaar ah oo aan ka howl gelin Warbaahinta dowladda, iyadoo Wariyahan si gaar ah uga...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta loo qeybinayo Miisaaniyadda 2017

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta yeelanaya Kulan ay uga hadlayaan Miisaaniyadda Dowladd ee 2017,waxaana Maanta Baarlamaanka loo qeybin doonaa Miisaaniyadda 2017 oo ay ka soo...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho”Sawiro”

Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Sayn Bekir Bozda ayaa iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Garoonka Aadan Cadde...