Daawo M/weyne Xasan Sheekh oo lagu Qiyaamay Xafladd uu Maanta ka qeyb galay iyo...

Madaxweynaha Waqtigiisu uu sii dhamaanayo ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Kulankii ugu horeeyay ee ay yeesheen Xubnaha Aqalka...

War Deg Deg ah:- Faroole oo sheegay in Maamulka C/wali Gaas ay wada Noqdeen...

Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan faroole ayaa sheegay in Colaadda ka jirta Magaalada Gaalakacyo uu mas'uul ka yahay C/wali Gaas islamarkaana Maamulku uu...

Daawo Muuse Suudi Yalaxow oo ka Farxiyay Booliska Soomaaliya kuna dhawaaqay Arrin Culus

Sanatar Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho uga Farxiyay Ciidan Boolis ah,waxaana uu...

Daawo Beesha Murursade oo ka hortimid Qooto-qootadii lagu doortay Xildhibaan C/wali Qanyare

Beesha Murursade oo ka mid ah Beelaha wax ka dhistay Galmudug ayaa Dowladda Galmudug ku Eedeeyay in Qaab qaldan oo Qooto Qooto ah lagu...

Maxaad ka ogtahay Gaduudo Carwo Nolol iyo Geeri”Daawo Muuqaal Qiiro badan”

Fanaanadii ugu horeysay Soomaaliya oo Heesta Gaduudo Carwo ayaan Caawa waxaan idin kaga haynaa Xaalka ay ku sugan tahay iyo halka ay hadda uga...

(Muuqaal)Dagaalkii Gaalkacyo Iyo Sida labada dhinac u hardameen

Galbeedka Magaalada Gaalkacyo  Waxaa Maanta  Dagaal culus ku dhexmaray Ciidamada Galmudug Iyo Puntland kuwaa oo mudo labo isbuuc ku dhow isku hor fadhiyay Halkaa...

Daawo Dowladda Soomaaliya oo Cuna-qabateyn saartay Ahlusunna

Madaxweyne Kuxigeenka Ahlusunna Cali Baashi Faarax Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Cunaqabateyn saartay Degaanada ay Maamulaan Ahlusunna...

Daawo:- Warbaahinta Muqdisho oo ka qeyb qaadatay Garab Istaaga Ciidamada Difaaca Galmudug

Qaar ka mid ah Tv-yada ku hadla Afka Soomaaliga gaar ahaan Xarumaha ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb qaatay Garab Istaaga Gurmadka loo...

Daawo Askartii Galmudug ee Duqeynta lagu dhaawacay oo Maanta Lacag loo qeybiyay

Askartii Daraawiishta Dowladda Galmudug ee Mareykanku uu Gardarada ku duqeeyay oo Iyaga oo dhaawaca ku jira Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa...

Daawo:- Wariye Live ugu jirta Warka Telefishin Caan ah oo Qarax ka Ag-dhacay

Iyadoo Magaalada Muqdisho Dadka ku nool ay Waxyeelo kala duwan kala kulmaan Qaraxyada ka dhaca Magaalada ayaa Gabar War Live ah ka Akhrineysay mid...