Sawirro:Sida Shacabka Puntland Ay ugu Dabaaldageen Guusha Koobka Tartanka Goballada

Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland, kuwaas oo muujiyay dareenkooda ku aaddan guusha uu xulka Kubadda...

Xulka Jubbaland oo kulan dhiirri-gelin ah loogu sameeyay Muqdisho +Sawirro

kulanka lagu dhiirri-gelinayay ciyaartooyda jubaland, oo lagu qabtay magaaladda muqdisho,waxaana  ka qeybgalay  agaasimaha qorsheynta wasaaradda kaluumeysiga,madaxda xariirka jubbaland,iyo marti sharaf kale, Agaasimaha qorshenta wasaaradda kaluumeysiga...

Sawirro: Ciyaartoyda Goballada Dalka oo Maanta soo gaaray Muqdisho

Magaalada muqdisho waxaa maanta soo gaaray ciyaartooydii ma tali lahayd gobaladda dalka si ay uga qayb galaan tartanka hoyuyaalka  kubada cagta gobalada dalka  soomaliyeed oo barito...

Cristinao Ronaldo oo ay qabsatay: “Ma jiifsadoo Cawadii dharaartii ma joogi karo”. Tan iyo...

Tababaraha xulka Purtugal Fernando Santos ayaa daaha ka rogay in kabtanka xulkiisa ee Cristiano Ronaldo uu kari la’yahay hurdadii tan iyo sidii uu rigoorada...

“DAAWO| Manchester United oo Guushii ugu horeysay ka gaartay Horyaalka Ingiriiska !!!

Naadiga Manchester United ayaa sadexdeedii dhibcood ee ugu horeeyey Horyaalka Ingriiska ka heshay maanta kadib markii gool kisi ahaa aykaga adkaatay Kooxda Totenham oo...

“VIDEO| Messi oo Ceego kala daalay Laacib Caan daawo wixii dhacay !!!

"VIDEO| Messi  oo Ceego kala daalay Laacib Caan daawo wixii dhacay !!! [youtube https://www.youtube.com/watch?v=zpfPSM0hjTY]

“TOOS| Live u daawo ciyaarta Chelsea Vs Man United “LIVE” !!!

"TOOS| Live u daawo ciyaarta Chelsea Vs Man United "LIVE" !!!

Safka Rasmiga ah ee kusoo galayaan PSG Vs Barcelona kulanka goor dhow bilaabanaya ee...

(Paris) 15 April 2015-habeen wanaagsan aqyaareey waxaa goor dhow bilaaban doona kulamada lugta koowaad ee wareega sideeda koobka Champions League ee u dhexeeya kooxaha PSG iyo Barcelona. PSG ayaa niyad...

Safka rasmiga ah ee ay kusoo galayaan Porto Vs Bayer Munich kulanka Champions League...

(Lisbon) 15 April 2015-habeen wanaagsan aqyaareey waxaa goor dhow bilaaban doona kulamada lugta koowaad ee wareega sideeda koobka Champions League ee u dhexeeya kooxaha Porto iyo Bayern Munich. Porto ayaan...