War Deg Deg ah:- Wariyaasha oo loo diiday in ay Duubaan Doorashada Guddoomiye Kuxigeenada

0
26

Waxaa hadda ka socota Xarunta Baarlamaanka Ee Magaalada Muqdisho Doorashada Guddoomiye Kuxigeenada  Koowaad iyo Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xarunta Baarlamaanka ayaa loo diiday in ay galaan qaar kamid ah Wariyaasha ka shaqeya Magaalada Muqdisho oo Mudooyinkii dambe soo tabinayay Wararka Baarlamaanka.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Wariyaasha Tv-ga Dowladda ay Baarlamaanka Xaruntiisa ku tageen illaa 20 wax ka badan,balse loo diiday Saxafaddii Madaxa Banaaneyd in ay soo tabiyaan Wararka Doorashada Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY