War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Cadaado

0
29

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Shalay ay Kalsoonida kala noqdeen Baarlamaanka Galmudug ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay dad aad u badan,waxaana loo soo dhaweeyay si aan horay loogu soo dhaweyn Cadaado.

Magaalada cadaado waxaa sidoo kale Maanta ka dhacay Magaalada Banaanbax lagu Taageerayo Go’aankii Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY