Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa ku Guuleystay Prof Jawaari

0
178

Waxaa Hadda soo dhamaatay Doorashadii Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku Tartamayeen Afar Musharax.

Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa hadda noqday Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana uu noqday Musharaxii ugu Codka badnaa.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Jawaari wuxuu helay 141 Cod.

C/rashiid Maxamed Xidig oo la tarmayay waxaa uu helay 97 Cod.

C/Fataax Ibraahim Geeseey oo isagana la tarmayay waxaa uu helay 17 Cod.

idiris taktar oo isagana la tartamayay waxaa uu helay 2 Cod.

waxaa sidoo kale Halaabay Labo Cod

LEAVE A REPLY