Doorashada Guddoomiye Kuxigeenada Baarlamaanka oo maanta la qabanayo

0
23

Maanta oo Khamiis ah Magaalada Muqdisho waxaa ka dhici doonta Doorashada Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad iyo Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Illaa 16 Musharax ayaa u Taagan Qabashada Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad iyo Labaad ee Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya,waxaana si weyn  loo adkeeyay Ammaanka inta badan Magaalada Muqdisho.

Shalay waxaa Muqdisho lagu doortay .Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Afarta sano ee soo socota waxaana loo Magacaabay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

LEAVE A REPLY